Site icon Qaamuus

ereyga

Qonof

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Tab ka mid ah xeeladaha legdinta oo lugta lagu maro tan qofka kale si loo legdo.

Qonof

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-nfay, -noftay; -nfi)

Qof, qof kale la lagdamaaya lugtiisa lugta qofka kale ku marid si uu u legdo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qonof

qonfid | suuldaar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version