Qoolaab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Qallooc; nadooc; qolxo. 2. Agaasin loo sameeyo dab shididdiis. ld qoolaaw¹.
Qoolaab
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)1. Wax qalloocin. 2. Dab shididdii agaasimid. ld qolaab, qoolaaw².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoolaab ↴
cag-qoolaaban | qafil | qolaab | qoolaaban | qoolaaban | qoolaabasho | qoolaabid | qoolaabmid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg