Site icon Qaamuus

ereyga

Qoolan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)

Xarig wax la qoolay noqosho.

Qoolan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

1. Xarig wax la qoolay ahaansho. 2. U q.: qof, wax dhacay ama dhici doona dhibaatada ka timaada ka masuul ah ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoolan

aqoolan | biirqoolan | qoolmid | qoolnaan | shirqoolan | shirqoolan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version