Site icon Qaamuus

ereyga

Qoombi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyaal/-iyo, m.dh)

Xubinta uu malayga ka neefsado.

Qoombi

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Nafley dhutin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoombi

qoombin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version