qoonsi
(m.l)ld qoonsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoonsi ↴
aqoonsi [m.l]
1. Warqadda a.ga: dokumenti rasmi ah oo ay ku yaalliin magac dhan,sawir iyo wixii kale oo caddaynaya qof sugiddiisa. 2. Warqadda citiraafka. 3. ld aqoonsasho.
aqoonsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid wax si dhab ah uga dhaadhacsiin.
aqoonsiin [m.f.dh]
eeg aqoonsii.
cudur-aqoonsi [m.l]
(daaw.) Aqoonsiga cudur oo uu takhtarku ku gaaro: wareysiga bukaanka, astaamaha cudurka iyo baaritaan sheybaar iyo raajo iwm.
qoonsasho [m.f.dh]
eeg qoonso. ld qoonsad, qoonsi, qoonsimaad.
qoonsimaad [m.l]
Shaki iyo kahsasho laga qaado wax la nabcaystay. ld qoonsasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg