qoonso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Wax dhibsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoonso ↴
aqoonso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Wax citiraafid. 2. Wax hore loo kasayey muddo dambe dib u garasho.
qoonsasho [m.f.dh]
eeg qoonso. ld qoonsad, qoonsi, qoonsimaad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg