Qooq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Xoolaha lab siiba awrta sida ay noqdaan xilliga ay diyaar u yihiin inay wax abaahiyaan. 2. Ciyaar; dheel. 3. Kacsi. 4. Kibir; islaweyni.
Qooq
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)1. Xoolo lab qooq ku dhicid. 2. Ciyaarid; dheelid. 3. Dad kibrid. 4. Gabar galmo u baahasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qooq ↴
ubur | uburi | orgobbe | qaalmaqooqshe | waalay | wadaali | abur | aburi | baaro | cawtalgasiir |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg