Site icon Qaamuus

ereyga

Qoor

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Luqun, sur, tun, marmar. 2. (-ro, m.l) Meesha ay ku dhammaato kayn.

Qoor

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Xoolo lab oo aan la dhufaanin. 2. Nafley laf oo lag iyo qurux u dhalatay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoor

ubbo | almi | baal | baxar | cabbaar | cambarshe | carcar | cunaabi | cur | daddaabbe |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version