Site icon Qaamuus

ereyga

Qooraar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Habka geelu u istaago marka uu kaadinayo.

Qooraar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Neef geela oo kaadshaya lugaha kala fogayn. ld qooraarso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qooraar

qooraarid | qooraarsad | qooraarsasho | qooraarsi | qooraarso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version