qoorasho
(m.f.dh)eeg qooro². ld qoorad, qooratayn, qoorato (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoorasho ↴
maqoorasho [m.dh]
eeg maqooro. ld maqoorasasho.
qoorad [m.l]
ld qoorasho.
qooratayn [m.dh]
ld qoorasho.
qoorato [m.dh]
1. Q. ah: col si gaadmo iyo dhumaleysi wax ku laaya. 2. ld qoorasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg