Qoordiid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Xiirmo yar oo qadaadka intiisa hoose lagu sameeyo. ld qoordiir¹ (2).
Qoordiid
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)U q.: cid qadaadka u xiirid. ld qoordiir².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoordiid ↴
qoordiidan | qoordiidasho | qoordiidid | qoordiidnaan | qoordiidnaansho | qoordiido | qoordiir | qoordiir |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg