Site icon Qaamuus

ereyga

qoordiidan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dnaa, -dnayd)

Qof loo qoordiiday ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoordiidan

qoordiidnaan [m.f.dh]
eeg qoordiidan. ld qoordiidnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version