Site icon Qaamuus

ereyga

Qooryoon

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Harrad. 2. Dayow; wareer.

Qooryoon

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oomay, -oontay)

1. Harradsan. 2. Dayowsan; wareersan.

Qooryoon

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Oon daran.

Qooryoon

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oomay, -oontay)

Oon aad u daran dareemid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qooryoon

qooryoomid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version