Qoox
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)1. Ul, qaanso iwm qalloocin. 2. Is q.: qof xarrago isla godid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoox ↴
yoxoob | qooxan | qooxid | qooxnaan | qooxnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg