Site icon Qaamuus

ereyga

Qor

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Wax la qaybsanayo qeybta uu qof waliba xaq u leeyahay in uu helo. 2. Inta dheeraadka ah ee laga gooyo weel, ul iwm oo la farsameynayo.

Qor

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Xaraf, erey, hadal iwm meel ku astayn. 2. Cid shaqo siin. 3. Geed weel, ul iwm ka samayn.
Qorane*

Waa buugga. Waa agab wax laqu qorto ama ay wax ku qoran yihiin waxaana adeegsada qofka wax baranaya sida ardayda iwm.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Macne Dheeraad ah

Waa buug walba oo wax lagu qorto oo ay bulshadu u adeegsato in ay wax ku qorato.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qor

aad | aadaminnimo | aag | daab | daabac | daabacaad | daabacan | jaabajaabo | jaabo | aameel |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version