Site icon Qaamuus

ereyga

Qori

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ryo, m.dh)

1. Geedaha intooda dhexe oo adag oo qolofta iyo mayraxda ka hoosaysa. 2. Laan jab ah oo qallalan. 3. Alwaax; loox. 4. Buntukh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qori

aadaminnimo | daab | aameel | xaadso | laabbis | jaahil | kaal | laan | laaxin | naastro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version