Site icon Qaamuus

ereyga

Qorituur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Ciyaar carruureed inta indhaha la is qabto qori la tuuro kaddibna la raadsho. 2. Baqtiyaanasiib lagu kala helo wax dad ka dhexeeyo.

Qorituur

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

U q.: laba qof baqtiyaanasiib u samayn si uu mid u helo wax ka dhexeeyo labadoodaba.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qorituur

qorituraad | qorituurad | qorituurasho | qorituurid | qorituuro | qoryo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version