Site icon Qaamuus

ereyga

Qoro

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

1. Hadal qoraal ka dhigasho. 2. Geed, dhagax, laf iwm qalab la isticmaalo ka samaysasho. 3. Ilkaha q.: qof ilko fiiqasho. 4. Qof shaqaale ka dhigasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoro

aag | naanays | saami | tabaashiir | tacbiir | xalleefato | yooco | abnaq | alifba' | alwaax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version