Site icon Qaamuus

ereyga

Qosli

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Ka q.: cid qosol ka keenid. 2. Ka q.: cid ka farxin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qosli

daado | jaajaale | dhakaaci | dhakhadhookh | dhoolbir | dhooldillaac | fix | fixlee | gexgexlee | majaajillo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version