Site icon Qaamuus

ereyga

Qotintogane

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)

(kiim.) Qotin leh keyd danab togan, soona jiita ayoonnada taban, marka danab-soociddu dhacayso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qotintogane


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version