Site icon Qaamuus

ereyga

Qoton

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Joog; dherer, taagnaan. 2. ld qotomid.

Qoton

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-omay, -ontay; -omi)

Weel, iwm meel salka ku hayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoton

itaal | joog | liciifis-habdhis-makiineed | ligane | ligane | qayb-xareedayn | qotomid | qotonsad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version