Qotonsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax meel la qotonshay ahaansho (weel, qori, iwm).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qotonsan ↴
qotonsanaan | qotonsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg