Site icon Qaamuus

ereyga

Qowsaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

1. Nin dadka u raaca xoolaha ama u dhaqa oo markuu in muddo ah joogaba xoolaha wax laga siiyo. 2. Nin had iyo jeer xoolo gaar ah aan ka harin. 3. Nin xoog badan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qowsaar

dhoobbi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version