Qoyaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Raadka uu ku reebo hoore siiba biyo ama caano iwm shey uu saameeyey.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoyaan ↴
qaajeer | raafdillaac | ceel | cimilada lamaddegaanka | daris | dhaniinto | dharab | dharab-barafeed | dharabsan | dharabso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg