Qub
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Diir; dub; qolof.
Qub
Qaabnaxa: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone Isrogrogga:Shanqar, dhawaaq (wax la garaacay).
Qub
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Wax weel gudahiisa ku jira daadin.
dhuqub*
Dheeq jidiib Mar leh
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qub ↴
aadiraac | daado | waaray | wadaamaqubo | xabaalo | beeri | caanaqub | cuqubayn | cuqubaysan | cuqubaysnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg