Site icon Qaamuus

ereyga

Qubbad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. (-do, m.l) Dhismo kubbad nuskeeda sare u eg oo laga dul dhiso masaajiddada, kaniisadaha, qabuuraha iyo guryaha qaarkood. 2. Badda inteda xeebta ka fog. ld qubbo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qubbad

masaajid | qubbad shiileed | qubbo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version