Site icon Qaamuus

ereyga

Quble

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

1. ld qoble. Roob muddo dheer da'a oo aan biyo badan lahayn. 2. Neef lab oo la dhufaanay; mallooli. 3. Neef aad u caato ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga quble

waaray | kabbaquble | kabbaqublee | kabbaqubleyn | kabbaqubleysasho | kabbaqubleyso | libin | maanyo | manyiikay |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version