Site icon Qaamuus

ereyga

Qubleey

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo Xeebta iyo Jubbada Hoose; waxaa laga sameeyaa dheecaan geed; maanyo, manyiikay; libin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qubleey

waaray | libin | manyiikay |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version