Site icon Qaamuus

ereyga

qufe
(m.l) (-fayaal, m.l/dh)

Geedgaab leh laamo dhudhuuban iyo caleemo yaryar oo ka mid ah dhirta dawada.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qufe

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version