Site icon Qaamuus

ereyga

Qulaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-aammo/-nno, m.dh)

1. Weel naas ama ib leh oo dadka aan wax cabbi karin wax lagu cabsiiyo. 2. Warqadaha turubka mid ka mid ah oo wiil ku sawiranyahay oo u dhexeeya raanida iyo tobonlaha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qulaan

cur | qulaanqulshe | qulaanqulye | sanduuqa codka |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version