Site icon Qaamuus

ereyga

Qulaanqulshe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(c.nafl.) Qaybta hore ee hunguri cadka afar addinleyda lafdhabarta leh, halkaasi oo berribiyoodka, xammaaratada, iyo naasleydu ay ku leeyihiin anduuqyada codka. ld qulaanqulye.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qulaanqulshe

qulaanqulye |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version