Site icon Qaamuus

ereyga

Qulquli

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Hoore si aan kala go'lahayn u shubid. 2. Dad xoolo iwm si aan kala go'lahayn u socodsiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qulquli

dixo | qulqul | qulqulid | qulqulin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version