Site icon Qaamuus

ereyga

Qulub

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. (m.l./dh) Isla hadalka iyo walaaca ay arrin qof ku dhaliso. 2. Qaybinta cayaar turub oo la khaldo.

Qulub

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-lbay, -lubtay; -lbi)

1. (f.g) Cayaar turub iwm qaybinteeda isku qaldid. 2. (f.mg) Welwel iyo calool xumo dareemid. 3. (f.mg) Welwel iyo caloolxumo darteed la caatobid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qulub

bellaagra | qulbi | qulbid | qulbin | qulubsan | qulubsanaan | qulubsanaansho | qulubsii |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version