Site icon Qaamuus

ereyga

Qulucfage

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gayaal, m.l/dh)

Fandhaal weyn oo af ballaaran leh iyo dabo dheer oo tabbedaha, qulcaha iwm subagga iyo oodkaca looga bixiyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qulucfage


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version