Site icon Qaamuus

ereyga

Qumi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. (f.g) Xoolo kaxayn. 2. (f.mg) U q.: awr hal abaahinaya caarka ugu toosin. 3. (f.mg) U q.: cid arrin iwm u fulin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qumi

qaansaqumiye | ulaysi-dagiiran | yersin | arag-qumin | laba-qotinle | muraadi | qumid | qumin | qumiyeyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version