qunbe
(m.l) (-bayaal, m.l/dh)ld qumbe.
Qunbe*
Qunbe waxaa lagu shubaa subaga xoolaha waxaan laga sameyey maqaar afka hore wuxuu Ku leeyahay 3qorey isdhaaf ah ama 4qorey
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qunbe ↴
qumbe [m.l] (-bayaal, m.l/dh)
1. Geedka naarjiinka. 2. Miraha geedka naarjiinka. 3. Xasdharaad yaryar oo dhiigga xoolaha ka nuuga. 4. (-bayaal, m.l./dh) Weel harag ka samaysan oo subagga lagu shubto. ld qunbe.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg