Qurdho
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:1. Iniinaha yaryar ee cudbiga. 2. Timo aad u jilicsan marka la shanleeyo seexda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qurdho ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg