Site icon Qaamuus

ereyga

Qursi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Weel yar oo qori ka samaysan oo badarka iwm lagu cabbiro. 2. ld qurus. In cunto ah oo qof hal mar la siiyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qursi

qurus | xur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version