Site icon Qaamuus

ereyga

Qurub-logardam

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo ..., m.dh)

(xis.) Qaybta togan ee ka mid ah logardamka tiro ee ah jajab tobanlaha ku yaalla midigta barta tobanlaha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qurub-logardam


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version