Quruxsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax qurux leh ahaansho. ld qurxan, qurxoon.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga quruxsan ↴
bafto | cabbaar | cillaan | dadab | dhaacle | dhaaclee | falsamo | farxumi | ilwaad | qasri |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg