Qurxub
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bo, m.l)Xididdo iyo qanjirro yaryar oo candhada ku yaal oo caanaha dhala; kurxin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qurxub ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg