Site icon Qaamuus

ereyga

qushee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-sheeyay, -shaysay)

Wax wasakh u yeelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qushee

qushayn [m.f.dh]
eeg qushee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version