Site icon Qaamuus

ereyga

Qushqush

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Calool xanuun ka dhasha cunto kala jaadjaad ah oo la cunay.

Qushqush

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)

Cunto kala jaadjaad ah calool xanuun ka qaadid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qushqush

qushqushid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version