Site icon Qaamuus

ereyga

quun-saneed
(m.l) (-dyo, m.dh)

(c.nafl.) Qanjirro linfo sooheed ah qaybta sare ee dhuunta oo marka ay bukoodaan sanka xira.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quun-saneed

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version