Raabakh
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-khyo, m.dh)Qalab aad u gaboobay.
Raabakh
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-khay, -khday)Qalab, wax aad u gaboobay noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raabakh ↴
raabakhid | raabakhsan | raabakhsanaan | raabakhsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg