Site icon Qaamuus

ereyga

Raacdayso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

1. Nafley cayrsasho. 2. Wax raadsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raacdayso

raacdaysasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version