Site icon Qaamuus

ereyga

raacin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg raaci. ld raacis, raacsiin. raaci, raacis, raacsiin

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raacin

raacis [m.l]
ld raacin. raacin

kaadiraacin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg kaadiraaci. ld kaadiraacis.

raacsiin [m.dh]
ld raacin.

waddac [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-cay, -cday)
1. (f.g) Cid sagootiyid. 2. (f.mg) Adoo dabbaalanaya mowjad is raacin.

axan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xmay, -xantay; -xmi)
Xoolo la qalo ama cunto kale cid markaa dhimatay raacin.

biti [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax sida buda iwm oo aan culays badan lahayn dabayl raacin.

biyammacee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ceeyay, -ceysay)
Dhar saabuun lagu dhaqay biyo saafi ah ku raacin.

biyarraacin [m.f.dh]
eeg biyarraaci.

duunkiyeel [m.l]
Qof madax adag oo aan talada dadka raacin ee sidii uu doono yeela.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version