Site icon Qaamuus

ereyga

Raacsan

Qaabnaxa: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Ku r.: qof, cid kale la fikrad ahaansho. 2. Wax meel ama wax kale ka tirsan ahaansho. 3. Wax wax kale ku dhinac samaysan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raacsan

raacsanaan | raacsanaansho | waafaqsan | xambali | bolshofiik | buddi | dhexdhexaad | khilaafsan | ra'yulcaam |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version