Site icon Qaamuus

ereyga

Raadar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

(fiis.) Qalab dareema meesha iyo jihada socodka ee walxo meel fog maraya sida maraakiibta iyo dayaara-daha, waxana qiyaasta laga qaataa dhudaha birlabdanabeedka soo noqday, kaddib mar-kii ay abbaareen walaxda socotay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raadar

raadaar | dhud | elegtroonig |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version