Raadgoob
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Baarid la sameeyo si loo helo waxa maqani meesha uu maray. ld raad-goobid.
Raadgoob
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)1. Waxa maqan meesha uu maray baarid. 2. Wax maqan doonid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raadgoob ↴
raadgoobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg